Nala Shaqee Join Our Team
Ma rabta inaad qayb ka noqoto kooxdayada? Waxaan raadinayaa dad xirfad leh oo diyaar u ah inay nagala shaqeeyaan dhisidda website-yada iyo mobile apps-ka.
Fursadaha Shaqo ee Oogle.Tech
Waxaan raadinayaa dad xirfad leh oo diyaar u ah inay nagala shaqeeyaan dhisidda website-yada iyo mobile apps-ka. Kusoo biir kooxda ugu fiican teknolajiyada Soomaaliyeed!
Fursadaha Shaqo
Web Developer
HTML, CSS, JavaScript, PHP, WordPress
Meesha: Remote/Hybrid
Khibradda: 2+ sano
Mobile App Developer
Flutter, React Native, Android, iOS
Meesha: Remote
Khibradda: 3+ sano
UI/UX Designer
Figma, Adobe XD, Photoshop, Illustrator
Meesha: Remote
Khibradda: 2+ sano
Digital Marketing
Social Media, SEO, Content Creation
Meesha: Remote
Khibradda: 1+ sano
Project Manager
Client Management, Team Coordination
Meesha: Hybrid
Khibradda: 3+ sano
Business Development
Sales, Client Relations, Partnerships
Meesha: Remote
Khibradda: 2+ sano
Soo Dir Codsigaaga
Buuxi foomamka hoose si aad noogu soo dirto codsigaaga. Dhammaan xogta waa muhiim.
Maxaad u Dooran inad Nala Shaqayso?
Waxaan kuu haynaa jawi shaqo oo fiican, fursad korodhsi, iyo adeeg hufan oo heer sare ah.
Shaqo Remote
Ka shaqee meel kasta oo aad rabto. Flexibility buuxda oo wakhtiga shaqada ah.
Koox Wanaagsan
La shaqee koox xidhiidh dhow leh, khibrad waasac ah iyo taageero joogto ah.
Fursad Korodhsi
Baro teknolajiyado cusub, ka qaybgal mashaariic kala duwan, kordhi xirfadahaaga.
Mushahar Fiican
Mushahar tartan ah oo ku salaysan khibraddaada iyo natiijooyinkaaga.