Website iyo App Ganacsigaaga Bilaabaya $250
Ganacsigaaga online-ka ka dhig mid guulaysta! Waxaan kuu sameynaynaa website iyo mobile app casri ah. Hab fudud, qiimo macquul ah iyo natiijo tayo leh.
Adeegyadayada
Waxaan bixinaa adeegyada dhiska website-yada iyo mobile apps-ka oo dhamaystiran. Wax walba oo aad u baahan tahay si aad u bilowdo ganacsigaaga online-ka.
Website
Website dahamaystiran. Naqshad xirfad leh oo ku shaqaysa dhammaan aaladaha.
- ✓ Naqshad mobile-ka ku habboon
- ✓ Xawli degdeg ah
- ✓ Foomamka xidhiidhka
- ✓ U-fudud in la cusboonaysiiyo
- ✓ Hosting bilaash ah
Mobile App
Mobile app gaar ah oo Android iyo iPhone. Gaadh macaamiishaada meel kasta oo ay joogaan.
- ✓ Android & iPhone
- ✓ Sahlan in la isticmaalo
- ✓ Ogeysiisyo degdeg ah
- ✓ Gelinta App Store-ka
- ✓ Update bilaash ah
Website + App Labadaba
Samayso website iyo mobile app labadaba. Qiimaha ugu fiican haka moogaan!
- ✓ Website dhamaystiran
- ✓ Mobile app
- ✓ Naqshad isku mid ah
- ✓ Taageero Farsamo
- ✓ Badbaadi $100
Maxaad Oogle.tech U Dooran?
Waxaan ka dhignaa ganacsigaaga online-ka mid fudud. Qiimo suuban oo daacad ah, shaqo tayo leh, iyo taageero farsamo oo heer sare ah.
Qiimo Macquul Ah
Kharash qarsoon ma jiro. Qiimo fudud oo daacad ah oo ku habboon miisaaniyaddaada.
Xidhiidh Fudud
Waxaan ku hadalnaa luqaddaada waxaanan si cad u sharaxnaa wax walba.
Shaqo Tayo Leh
Natiijo xirfad leh oo ganacsigaaga ka dhiga mid muuqda.
Dhameystir Degdeg Ah
Website-kaaga ama app-kaaga waa diyaar 1-2 toddobaad gudahood.
Guusha ilaa Hadda
Kooxdayada Xirfadlayda
Naga la qayb gal dadka ku shaqeeya si ay kuugu dhisaan website-ka iyo app-ka aad raadinayso
Ahmed Oogle
CEO & Founder
Hoggaamiyaha guud ee shirkadda oo mas'uul ka ah naqshadaynta (Design-ka) iyo maamulka.
Saleeban Cumar
Lead Developer
Injineerka software-ka oo mas'uul ka ah website-yada iyo mobile apps-ka.
Abdullahi Nuur
UI/UX Designer
Naqshadeeyaha interface-ka oo mas'uul ah naqshadaynta quruxda badan.
Bilow Maanta
Diyaar ma u tahay inaad hesho maanta website-kaaga ama app-kaaga? Nala soo xidhiidh hadda si aad u hesho talo bilaash ah.
Email Noo Dir
hello@oogle.tech
Waxaan ku jawaabna 24 saacadood gudahood
+46 70 745 1122
24/7 WhatsApp nagala soo xidhiidh
Adeeg Online
Adduunka Oo Dhan
Waxaan la shaqaynaa macaamiil meel kasta joogta